Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel Ambassador
Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ...















