Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Austria shir uga qeyb-galaayo+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Austria shir uga qeyb-galaayo+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Genaraal Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada Vienna “VIC” Dalka Austria.

Sarreye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa dalkaasi Austria uga qeybgalay shirkaan oo socon doona 3 Cisho, kaas oo looga ga hadlaayo arrimo badan oo ay kamid yihiin ka hor tagga dambiyada, horumarinta nolosha iyo mustaqbalka Maxaabiista.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

S/Gaas Bashiir Goobe ayaa waxaa kale oo uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa dowladaha Shirka ka soo qeyb galaya, waxa uuna kala hadli doona sidii ay iskaashi buuxda ay u yeelan lahaayen dhanka Ciidanka Asluubta iyo Horumarinta Nolosha Maxaabista.

Taliyaha marku shirka soo gabo gaboobo waxa lagu wada inuu sidoo kale kulamo la qaato Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Austria, kuwaas oo uu kala hadli doono taliyaha sidii ay gacan uga geysan lahaayeen dib u dhiska dhammaan xarumaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed eek u burburay dagaalladii dalka ka dhacay

FB_IMG_1464791564570FB_IMG_1464791567993

FB_IMG_14647917619541

Previous Post

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii ambbassidor iyo Sawirro

Next Post

Ciidamada amniga oo la wareegay gabi ahaanba gacan ku heynta Hotel Ambassator

Next Post
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii ambbassidor iyo Sawirro

Ciidamada amniga oo la wareegay gabi ahaanba gacan ku heynta Hotel Ambassator

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In