Madaxweynaha oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka, booqdayna xarunta tababarrada ee wasaaradda warfaafinta “Dhageyso+Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...















