Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska Jowhar+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska Jowhar+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashaariicdanย  uu daah Furay Gudoomiyaha Goolka Shabeelaha dhexe waxa iska kaashanaya Maamulka Gobolka iyo qeybaha Bulshada waxaana lagu dhisaya qeybaha Muhiim Suuqa Magaalada Jowhar

Mashruuca ugu horeeya oo lagu dhisayon Wado dhax marta Suuqa ugu weyn Gobolka Shabelah dhexe ee Jowhar Sida uu sheegay Gudoomiya Ku xigeenka Arimaha Bulshada ee dagmada Jowhar Xasan Barrow Bocor.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026

โ€œwaxaan ku FAraxsanhay inaan Goob Joog u noqono Gudoomiyaha Gobolka oo Daah furaya Mashruucan lagu dhisayo Wadada Dhexmarata Suuqa Jowhar ee Xaafadda Hanti Wadaag Dhib badan ayay Gacansatadu ku qabeen wadadan waxaan rajaynaya in laga gudbi doono insha Alaahโ€

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelah dhexe ayaa tilmaamy in Mashaariicdan ay iska kaashanayaa Maamulka Bulshada uu qeyb ka yahay Mashruuca dalkaaga dhiso oo uu horey j dhawaaqy Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya.

โ€œMashaariicdan wa afar waxaana kow ka aha mashruucan Lagu dhisayo wadada dhexe marta Suuqa Jowhar ย ee aan manta Bilownay waxaana iska kaashanay Maamulka, Ganacsatada iyo Hay adda DRC ย waxa uu qeyb ka yahay Mashruuca dalkaaga dhiso oo uu Madaxweynaha Dalka ย Ku Dhawaaqay ย waxaana daba jooga sedex Mashruur oo kaleโ€

Gudoomiye Guudlaawe ayaa intaa ku daray in dadka Gobolka Shabeelaha dhexe looga Baahan yahay inay doorkooda ka qaataan dib u dhiska dalka.

โ€œDadka Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaan leeyahay ka shaqeeya Dib u dhiska dalka aan iskaashano hadii aan isku darno waxyarka ah ee aan heyno wax waan ku dhisan karnaa waxaa inoo balan ah BAaqii Madaweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ahaa dalkaaga Dhisoโ€

Wadadan uu dhismaha Ku bilowday waxa dhib weyn ku qabay Ganacsatda Suuqa xiliyada Roobka waxaana Bilowga dhismaheeda soo dhaweeyay Ganacsatada Suuqa Jowhar oo Halboowle u ah Ganacsiga Gobolka Shbaeelaha dhexe

C/shakuur Cali Axmed Jowhar

vlcsnap-2016-05-26-15h06m59s213 vlcsnap-2016-05-26-15h07m06s34 vlcsnap-2016-05-26-15h08m01s72 vlcsnap-2016-05-26-15h08m18s226 vlcsnap-2016-05-26-15h08m39s194 vlcsnap-2016-05-26-15h09m35s200

Previous Post

Golaha Wasiirada oo soo dhoweeyey Xeerkii Madaxweynaha

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Habraaca Wadashaqeynta...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In