Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG).
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeybgashay Shirka Wasiirrada ee looga hadlayay Yoolka Cusub ...
















