Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb gakay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay Khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu ugu horeeyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Guuleed Abdijalil Sheikh Ali ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkaan oo looga hadlaayay khatarta caafimaad ee adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah, Kulanka oo uu furay Madaxweynaha Golaha Guud Mr. Philemon Yang ayaa waxaa lagu ansixiyay siyaasadda ka hortaga khatarta adkeysiga ldaawooyinka jeermis dilaha ah, kulanka oo ay sido kale goob joog ahaayeen Xoghaye ku xigeenka Qaramada Midoobay Mr Aamina, Xoghayaha guud ee heyโ€™adda Caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom, Xoghayaha heyโ€™aha deegaanka aduunka Ms. Inger Andersen, Xoghayaha Heyโ€™adda Caafimaadka Xoolaha Dr Emmanuelle Soubeyran, iyo Xoghahaya heyโ€™adda cunada aduunka,

Xoghaye ku xigeenka qaramada midoobay Mr Aamina oo ka hadashay kulanka ayaa ku boorisay dalalka aduunka inay qaadaan taalaabooyin wax ku ool ah ee wax looga qabanaayo khatarta adkeysiga daawoiyinka jeermis dilaha ah,

Sido kale Xoghaya guud caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom ayaa ku nuux nuuxsaday sida lama huraan u tahay in dadaal wadajir ah aduunyado sameyso si khatartaan looga badbaadiyo jiilalka soo socdo,

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Guuleed Abdijaliil oo khudbad ka jeediyay ayaa sharaxay dadaalada Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ee ay wax uga qabanayso sidii looga hortagi lahaa khatarta ka dhalata Adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo isna ka hadlay ayaa ka dalbaday aduunyada in Soomaaliya laga taageero sidi ay wax ugu qaban laheed khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn shirka ayaa lasoo gababeeyay iyadoo la isku waafaqay in la dhaqan galiyo siyaasadda ka hortaga khatarta Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah ee Sanadkaan looga hadlay shirka golaha guud ee qaramaWafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobayda midoobay.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden

Next Post

Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG).

Next Post
Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG).

Wasiirka Deegaanka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Yoolka Cusub ee Miisaaniyadda Cimilada (NCQG).

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In