Guddoomiyaha gobolka banaadir oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u dhis lagu sameynayo
Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan Xilibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaliya iyo ...
Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan Xilibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaliya iyo ...
Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ...
Wararka ka imaanaya deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ...
Muqdisho, February 15, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu ...
Allaha u naxariistee Muxiyadiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay dowlidihii KMG ahaa ayaa goor dhow ...
Guddi sagaalka xubnood ah oo saxaafadda Soomaaliya ay u xilsaartay xalinta khilaafkii muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeyay labada garab ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa xarunta Safaarada ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Safiirka Indonesia ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka amniga Munich ee dalka Jarmalka ka sheegay in ...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa daah furis lagu sameynayo qeybta koowaad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho