Muqdisho, February 15, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu ...
Allaha u naxariistee Muxiyadiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay dowlidihii KMG ahaa ayaa goor dhow ...
Guddi sagaalka xubnood ah oo saxaafadda Soomaaliya ay u xilsaartay xalinta khilaafkii muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeyay labada garab ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa xarunta Safaarada ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Safiirka Indonesia ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka amniga Munich ee dalka Jarmalka ka sheegay in ...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa daah furis lagu sameynayo qeybta koowaad ...
Munaasabaad ku saabsan sida ay u wada shaqeeyaan shacabka iyo laamaiga oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Demada Cabdicasiis ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho