Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buur-weyn
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Damaashaadka Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho maanta oo jimaca eheyd, waxaa halkaasi ...
Sedax ka tirsan argagaxisada maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay tira kalana waa lagu dhaawacay kadib hawlgal ay Ciidanka Xoogga ...
Kulankani maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xoojinta xiriirka Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta Soomaaliyana ay qeyb ka ...
Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay dowladda Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto dowladda Soomaaliya iyo ...
Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa maanta magaalada Nairobi kulan ...
Munich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada ...
Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho