Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay deegaanka Biya Cadde ee G/Sh/Dhexe
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa saaka si buuxda ula wareegay ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa saaka si buuxda ula wareegay ...
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka South Africa Saddex kalana waa lagu dhaawacay kaddib markii kooxo hubeysan ay ku ...
Diblomaasin sare sare oo Mareykan ah ayaa ku eedeeyey dowladda Rwanda inay falal xasilooni darro ah ka waddo dalka ay ...
Gudoomiyaha deegaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug, C/raxmaan Sheekh Xasan, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaanka ay jiraan ...
Kulanka todobaadlaha ahaa oo ay maanta ku yeesheen saraakiisha ciidanka xooga dalka ayaa waxaa looga hadlayay daryeelka askarta ciidanka, waxaana ...
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Cabdullahi Sheikh Ismaaciil “Fartaag” ayaa manta ka qeybgalay dabaal-daga dhaqanka iyo farshaxanka ee Kismaayo. Dabaal-dagan ayaa ...
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka ...
Shirkan lagu soo gaba gabeeyay magalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlayay ariimaha hawada Soomaaliya iyo sidii maamulka hadawa soomaaliya oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho