Madaxweynaha: ‘’Si aan horey ugu dhaqaaqno waa inaan isku tanaasulnaa, kana shaqeynaa dhismaha Soomaaliya oo horumarsan’’ SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda ...
















