Wasiirka Kalluumeysiga iyo Mas’uuliyiinta hay’adda FAO oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac
Wasiirka kalluumesiga iyo kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyin ...















