Wasiirka caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale oo booqday Dr Aadan X. Ibrahim oo ku xanuunsan Muqdisho
Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka ...














