Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya oo dhismo cusub ku soo kordhisay isbitaalka Balanbal “SAWIRRO”
Munaasabad lagu daah furayay Isbitaalka guud ee degmada Balanballe oo Wasaarada Cafimaadfka ay ku kordhisay dhismihiisa qaybo muhiin ah, iyadoo ...
Munaasabad lagu daah furayay Isbitaalka guud ee degmada Balanballe oo Wasaarada Cafimaadfka ay ku kordhisay dhismihiisa qaybo muhiin ah, iyadoo ...
Taliska ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa digniin ka soo saaray dadka sida sharci darrada ah u wada gawaarida ee ...
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya inay ka socoto qaban qaabada aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadba kolleyga ayaa magaalada muqdisho ka furay tababbar ay ka qayb galayaan macalimiinta kubadda kolleyga, waxaana xafladda ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Maamulka gobolka Shabeelah Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha ...
Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay ka qeyb qaadan doonaan ...
Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ugu aqoonsaneyso shaqsiga sanadkii tagay ee 2015ka in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho