Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayay dariseynta oo Dharkeeynleey lagu qabtay”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayay dariseynta oo Dharkeeynleey lagu qabtay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka benaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudane Maxamed Axmed Yabooh ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Degmooyinka  Dharkenley,  Wadajir , Dayniile, iyo Kaxda, kaas oo kusaabnaa dariseenta iyo dar dar galinta Amniga, waxa uuna kulankaasi ka dhacay Xarunta Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho,

Agaasimaha Xiriirka Degmooyinka Muqtaar Axmed Dhaga-cadde ayaa kula dar daarmay mas’uuliyiinta, waaxaha iyo laamaha ee Degmooyinka Gobalka Banaadir in ay noqdaan kuwa xariira oo bulshada Degmada ku wacyi geliya ka qeyb qaadashada Diriseenta,

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Guddoomiyaha Degmada Dharkenley Cumar Meyre Macow oo kulanka ka hadlay ayaa  sheegay in horumarkaste oo lagaaro ay tusaale u tahay Nabadda si nabad loo helano loo baahan yahay in bulshada ay garab siiyaan ciidamada amniga iyo maamulka degmada.

“Haddii aan nabad la helin, waxaa meesha ka baxeysa horumarka la doonayo marka aad dib u fiiriso dhibaatoyinka la soo maray, waxaad ogaaneysa in nabad galyada ay tahay aas aaska horumarka”ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Dharkeyleey.

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka siyaasadda iyo Amniga Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa tilmaamay in barnaamijka diriseenta uu yahay waddada lagu doonayo in lagu helo nabad-galyo iyo horumar.

“Mas’uul kaste oo degma ka howl gala, waa in uu il gaar ah ku hayaa dhaq dhaqaaqa degmada, waa in uu sidoo kale xiriir la yeesho degmooyinka dariska la’ah, si wadajir ah ay u wada shaqeeyaan, mas’uuliyinta degmooyinka, waaxaha iyo laamaha waa in muddo kooban lagu soo gaba gabeeyo diriseenta”ayuu yiri Mudane Maxamed Axmed.

Dhanka kale kusimaha Guddoomiyaha Gobalka ayaa kormeeray wada dib loo dayactiray oo ku taala Degmada Dharkeenley kaas oo loogu gol lee yahay in lagu horumariyo isku socodka gaadidka iyo dadweynaha ee Degmadaasi.

IMG_8424 IMG_8427 IMG_8430 IMG_8438 IMG_8440 IMG_8444 IMG_8445 IMG_8448 IMG_8451 IMG_8454 IMG_8457 IMG_8458 IMG_8480 IMG_8481 IMG_8487 IMG_8491 IMG_8493 IMG_8510 IMG_8511 IMG_8513 IMG_8514 IMG_8516 IMG_8523 IMG_8525 IMG_8557 IMG_8568 IMG_8571 IMG_8573 IMG_8575 IMG_8579 IMG_8581

Previous Post

shir looga hadlayo qaab dhismeedka Ciidanka Booliska oo muqdisho ka furmay

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In