Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga taageerada ay siinayso Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dawladda Talyaaniga iyo Urur Gobolleedka IGAD uga ...
















