Wasaaradda Arrimaha dibadda oo cambaareysay weerarkii shalay
Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynayaan weerarka daran ee aan cafiska laheyn ee kooxda argagaxisada Al Shabaab ...
Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynayaan weerarka daran ee aan cafiska laheyn ee kooxda argagaxisada Al Shabaab ...
Shirkadda nooleenta dhulka banaan ayaa maanta qalab dhismo ku wareejisay saldhigga degmada Kaaraan si dib u dayactir loogu sameeyo. Qalabka ...
Xoghayaha Qaramada Midoobay Bank moon ayaa cambaareeyay weerarkii Kooxda Shabaab ay ku qaaday Xero Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka ...
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca Waliba ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Shirka ka ...
15 January 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka ...
Doodan ayaa ujeedkeedu ahaa u diyaar garowga 43guurada ka soo wareegatay maalintii la dhaqan geliyey Qoridda Afka soomaaliga. Gudoomiyaha Akadeemiyada ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed eek a howlgala magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta loo qeybiyay mishaaraadka Ciidamada, iyadoo sida ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno muhiim u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho