5 ka mid ah Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Deegaanno hoosyimaada Owdhiigle
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal kula wareegay Tuulooyin Hoostaga degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu dilay ...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal kula wareegay Tuulooyin Hoostaga degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu dilay ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxa uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan kulamo kula leh Maamulka Gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labad gole ee Dowladda federaalka ...
Dibadbax lagu taageerayay go’aanki madaxweynaha ee ahaa in shirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu qabto Jowhar ayaa ...
Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan. Kulanka oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa si diirran ...
Wakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa ka hadlay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho