Jeneral Muqtaar” ” Baahiyaha ay qabaan ciidanka Boliiska Xirada Carmo waxaan u gudbin doonnaa Madaxda Dalka”
Taliye Ku-xigenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa kormeer Ku Tagay Xirada Tababarka Ciidanka Boliiska ee Degmada Carmo. Jeneral Muqtaar Xuseen Afrax ...
















