Madaxweynaha: “Horumarka ka socda Puntland waa guul u soo hoyatey Soomaaliya oo dhan’’
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka soo degay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka soo degay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo ...
Afhayeenka Baarlamaanka waxaa wehliya Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, 25 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ...
Marwada koowaad ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa deeq qalab dhisme ah gaarsiisay xarunta Wasaradda Howlaha guud oo hadda dhismaheedu ka socdo Muqdisho. ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ...
Iyadoo la fulinayo go'aanka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,January 07,2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo ...
Munaasadan oo loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Hormuud ee magadalada Muqdisho, kuwaas oo iskugu jiray kuwa ...
Waxaa booqasho laba maalmood qaadatay ku yimid magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed ...
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta ka socda qaban qaabada ku aadan soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta xuquuqda hawenka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho