Madaxweyne Xasan Sheekh “Dagaalka Al-Shabaab ay ka wadaan Puntland dowlad ahaan nooga ma duwana kuwa ay ka wadaan gobollada kale ee dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in dagaallada maleeshiyada Al-Shabaab ay ka wadaan deegaanno ...
















