Danjire Daahir Geelle oo la kulmay wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada ...
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada ...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay kulan xarunta wasaaradda difaaca ee Soomaaliya ay ku yeesheen ...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda isku tagga imaaraadka Carabta ee ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” uu maanta ku tagay xaruntii wakaalada ...
Xafladaan marwada koobaad ee madaxweynaha Soomaaliya Qamar Cali Cumar ay xariga uga jareysay ceelbiyoodkan ay u hirgalisay dadka qaxootiga Yaman ...
Xildhibaanno, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale ayaa maanta ka qeyb galay aqoon kororsi loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho