Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Muqdisho, 16 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu ...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado. ...
Furitaanka kulanka baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaanada loogu akhriyay mooshinka loogu yeeray Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga ee Dowladda Soomaaliya, waxaana ...
Safiir Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia Danjire Cabdixakiin Ugaas Cali Yaasiin ayaa ka hadlay qaban qaabada shirka Madaxda wadamada Islaamka ...
Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse ayaa sheegay in dhismayaal waxbarasho ...
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee ...
Wasiirada difaaca iyo Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada ayaa maanta hortagay baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanadu ay su’aalo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho