Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda xafiiska ...
Mogadishu, 27 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Munaasabad lagu daahfuryay xarun cusub oo ay ku shaqeeynayaan Maamulka Degmada Xudur ayna ka qaybgaleen qaybaha bulshada, Maamulka Degmada ayaa ...
Wasaaradda Amniga ayaa sheegtay in la dardar gelin doono sugidda amniga caasimadda, iyada oo ugu baaqday shacabka inay la shaqeeyaan ...
Madaxda dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay weeraradii iyo qaraxyadii ismaadaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay agagaarka beerta ...
Barnaamijkii gaar ka ahaa ee Radio Muqdisho ayaan wali idiin soo gudbineynaa iyo macluumaadyadii ugu dambeeyay, Mustaf Wacaddeeye ayaa barnamijka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho