Barnaamijkii gaar ka ahaa ee Radio Muqdisho ayaan wali idiin soo gudbineynaa iyo macluumaadyadii ugu dambeeyay, Mustaf Wacaddeeye ayaa barnamijka si toos ah idaacadda uga wada, waxaana markan uu la xiriiray Cabdi Casiis Maxamuud guuleed Africa oo ku sugan goobihii ay wax ka dheceen
๐๐’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ “๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐-๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐ง.”
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...