Madaxweynaha: “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad ay shacabka ku go’aaminayaan mustaqbalkooda siyaasadeed’’+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Madasha Wadatashiga Qaran ...
















