Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka  ee ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkani Mareykanka ayaa waxaa bilowday kulamo looga hadlayo sidii la isaga kaashan lahaa sugida ammaanka iyo ka hortaga dhibaatooyinka kooxaha burcadda ah ay geysanayaan..

Kulanka ayaa waxaa wada yeeshey gudoomiyaha gobolka Minnesota Mark Dayton iyo ku xigeenkiisa,mas’uuliyiinta masjidka iyo dugsiga weerarka loo geystay iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolkani.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Gudoomiyaha gobolka Minnesota ayaa  sheegey in ay aad  ugu xunyihiin  weerarkii loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsiga lagu barto culuumta qur’aanka halkaasi oo burbur uu ka soo gaaray dhismayaasha asi.

Mark Dayton guddoomiyaha gobolkani  ayaa   sheegeen in arintaasi aysan la xariirin islaam nacayb islamarkaana  laamaha ammaanka ay ku howlan yihiin sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa danbiilahaasi.

Kulanka  ka dib ayaa mas’uuliyiinta gobolka Minnesota waxay  booqdeen goobihii la burbriyey  ayagoo dhiirogelin u sameyeey ardayda dhigata dugsigaasi qur’aanka kariimka lagu barto iyo maamulka masjidka.

Bulshada Soomaaliyeed iyo muslimiinta kale ee ku nool gobolkani ayaa aad uga xumaaday dhacdadani inkastoo mas’uuliyiinta gobolku ay muujiyeen sida ay uga xunyihiin arintani waxaana laga dhursugaya talaabada ay qaadayaan hay’adaha amaanka gobolkani.

Previous Post

Taliyaha booliiska oo tababar u furey saraakiil+Sawirro

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland oo xadhigga ka jaray mashaariic la hirgaliyay+Sawirro

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland oo xadhigga ka jaray mashaariic la hirgaliyay+Sawirro

Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland oo xadhigga ka jaray mashaariic la hirgaliyay+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In