Madaxweynaha: “Xoojinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda waa furaha horumarka Soomaaliya’’ “Sawirro”
Muqdisho, 9 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in horumarinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda ...














