Dowladda oo ku howlan Qiimeynta Deeqaha Mashruuca New Deal-ka
Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo saari doono warbixin ku saabsan wixii laga hirgeliyay mashruca ay Midowga ...
Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo saari doono warbixin ku saabsan wixii laga hirgeliyay mashruca ay Midowga ...
Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Muqdisho ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Cumar Ceeymooy oo Xafiiskiisa ugu waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Guullo ...
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga ...
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka ...
Kulan lagu xusuusanayay islamarkaana loogu duceynayay Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cowke oo bishii hore ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dalka Maxamed Cabdi Xasan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho