Ku-simaha R. Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Sweden “Sawirro”
Muqdisho, November 9, 2015-----Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ...
Muqdisho, November 9, 2015-----Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ...
Madaxwweynaha Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa ...
Muqdisho, 9 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ...
Bilowga kulankii maanta ayaa waxaa xildhibaanada baarlamaanka hortooda lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo ...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo ku sugan magaalada Geneva ayaa shir kula yeeshay ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii ...
Axmed Cali Xaashi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garowe ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalk ku maraya dalalka ay ciidamadu ka soo joogaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho