Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu Wehlinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq ...
















