Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha oo Sagootiyay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Yuusuf (Dhago-qool)+Sawirro
Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Caadil Sheegaw Sagaar ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad lagu sagootinayay Xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Yuusuf ...















