Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Kuxigeenka Q.M

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa soo gaaray  Ku xigeenka  dhinaca Siyaasadda Xoghayaha Guud ee QM,iyadoo uu kulan la qaatay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay mas’uulkaasi ayaa ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka iyadoo madaxweynaha uu sharaxaad ka siiyay horumarka Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kulanka oo ka dhacay  Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Arrimo badan oo quseya Marxaladda Soomaaliya iyo sidii Qaramada Midoobay ay u sii wadi laheyd Taageerada  Soomaaliya ay siiso.

Dhinaca kale guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaga mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa la kulmay Ku xigeenka  dhinaca Siyaasadda Xoghayaha Guud ee QM, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriirta siyaasadda dalka taasi oo uu bogaadiyay sarkaalkaasi ka socday Umadaha Midoobay.

Dhanka kale Kuxigeenka Ban ki-moon ayaa Xarunta Xalane kulan kula leh Saraakiil ka tirsan QM iyo AMISOM,iyadoo ay Warbaahintu banaanka ka joogto.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha: “Qaramada Midoobay door weyn ayay ku leedahay dib u soo kabashada Soomaaliya, waxaana rajeynayaa inay sii waddo taageerada ay inoo fidiso’’

Next Post
Madaxweynaha: “Qaramada Midoobay door weyn ayay ku leedahay dib u soo kabashada Soomaaliya, waxaana rajeynayaa inay sii waddo taageerada ay inoo fidiso’’

Madaxweynaha: “Qaramada Midoobay door weyn ayay ku leedahay dib u soo kabashada Soomaaliya, waxaana rajeynayaa inay sii waddo taageerada ay inoo fidiso’’

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In