DAAWO: Sheekh Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaraxii Hotel Saxafi
https://www.youtube.com/watch?v=7EXiMQt8LIA
https://www.youtube.com/watch?v=7EXiMQt8LIA
Maamulka Isbitaalka Madiina ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad ee dhaawacyada ku jira isbitaalka ee ay waxyeelada ka soo gaartay ...
Labo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagixiso ee Alshabaab ku qaadeen Hotel Saxafi, ayaa dhaawacyadii soo gaaray ugu ...
Hoteelka Saxafi oo ay saaka weerar argagixiso ku qaadeen naftood halligayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xaaladdiisu hadda deggantahay, kaddib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ...
Wasiirka Arrimaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay qaabkii uu usoo Guddiga farsamada ee maamul u ...
Howgalkii ay ciidamadu ka wadeen hoteelka Saxafi ayaa gebi ahaan la soo afjaray, iyadoo ay ciidamadu haatan bilaabeen baaritaanno ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday magaalada Bhopal ee dalka India oo si weyn loogu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho