Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweedaarsi Kalluumeysatada lagu barayay qalab kordhiya Kalluunka oo maanta Muqdisho ka furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon kororsigan oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya iyo hay’adda FAO ee dhinaca cunada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay. Micnaha eraygan FAD ayaa ah barnaamij loogu talo galay in lagu uruuriyo kaluunka noocyadiisa kala duwan aqoonisweydaarsiga lagu baran doono, waana shey la dhigo bada loona isticmaalo si ay u soo jiitaan kaluunka badda socda noocyadiisa kala duwan sida toonaha waxaana uu ka koobanyahay qalabkan booyado biyaha dushooda sabeynaya si uu kaluunka uga dhigto hoy ama gabaad waxaana qalabkan gabaad ka dhigta inka badan sedax boqol oo noocyada kaluunka ah.

Furitaanka aqoon isweydaarsigan ku saabsan fahamsiinta isticmaalka qalabka gabaadka kaluunka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka kasluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ,wasiir ku xigeenka wasaaradaasi, ,agaasimaha guud ee wasaarada kaluuumeysiga , wasiirka kaluumeysiga ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyo culimaa’udiin.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Aqoon isweydaarsigaasi ayaa waxaa loo qabtay kaluumeysatada Magaaladda Muqdisho iyo shaqaalaha wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowladda Soomaaliya , waxaana mudada uu socdo ka qeyb galayaasha lagu fahamsiin doonnaa isticmaalka qalabkan casriga ee la doonayo in kaluumeysatada Soomaaliyeed ay ku howlgalaan.

Xasan Maxamed Rooble oo ah guddoomiyaha iskaashatooyinka Soomaaliyeed iyo Xaaji Maki Aweys oo ka mid ah culimaa’udiinkii ka qeyb galay ayaa sheegay in hadii qalabkan sida saxda ah loogu faa’ideysto uu qeyb ka qaadan doono kobaca dhaqaalaha dalka

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in kaluumeysatada soomaaliyeed uu qalabkan wax badan oo dhinaca kaluumeysiga ah uu ka saacidi doono.

Previous Post

Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinkaβ€œSawirro”

Next Post

Gaas iyo Tedros oo addis ababa ku kulmay+Sawirro

Next Post
Gaas iyo Tedros oo addis ababa ku kulmay+Sawirro

Gaas iyo Tedros oo addis ababa ku kulmay+Sawirro

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In