Agaasimaha Radio Muqdisho oo la kulmay agaasimaha Wakaaladda Wararka Kuwait
Agaasimaha Wakaaladda Wararka dalka Kuwait Sheikh Mubaarak Aldiceyk, ayaa xafiiskiisa magaalada Kuwait ku qaabilay agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddo ...
Agaasimaha Wakaaladda Wararka dalka Kuwait Sheikh Mubaarak Aldiceyk, ayaa xafiiskiisa magaalada Kuwait ku qaabilay agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddo ...
Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ...
Injineero ka tirsan wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa waxey ka qaybgalayaan tababar ka dhacaya dalka Masar kuna saabsan diyaarinta iyo ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ...
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay ...
Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu ...
Qaadku, waa qasaaraha dhaqaalaha qoyska, Qaranka iyo caafimaadka bulshada, gaar ahaan dhallinyaradii horumarka u noqon lahayd dhismaha dalka iyo daafaca ...
Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho