R/wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh bulshada Magaalada Baydhabo
Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee ...
Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee ...
War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Jermalka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in Jermalka uu bixinaayo 150,000 oo giniga ingiriiska ...
Safiirka Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington oo sheegay Saafaraddu ay dhaqsa ku bilaabi doonto adeegyada ay Bulshada Soomaaliyeed ...
Munaasabada dib u furista Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Diblomaasiyiin ka socday Safaaradda Mareykanka, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” iyo wefdi agaasimeyaal ah ...
Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka soo hor jeeddaa xag-jirnimada iyo ku talax tagga dhinac kasta, ha ahaato ...
In ka badan 5,000 (Shan kun) oo xoolo Lo’ ah ayaa maanta loo dhoofiyay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, iyadoo ...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahanba safar shaqo ku joogay dalka Suudaan, isla markaana ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho