R.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.
Muqdisho, February 9, 2016-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala ...
















