Wasiirka dhallinyarada oo ka hadlay doorka Wasaaradda uga aaddan dhalinyarada “Sawirro””
Dood cilmiyaadkaan oo su’alo lagu weydinayay Wasiirka Dhallinyada iyo Cayaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduaahi Xasan Nuux ayaa ujeedkiisu ...
Dood cilmiyaadkaan oo su’alo lagu weydinayay Wasiirka Dhallinyada iyo Cayaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduaahi Xasan Nuux ayaa ujeedkiisu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Jaamacadda Ummadda isagoo uu u kuur galayay sida ay ...
Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya MagaaladaCadan ee dalka yamen Axmed Cabdi xasan Suudaani oo la hadlay Radiyo muqdisho ayaa ...
Magaalada Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayo ururinta kaalmo dhaqaale oo ujeedada laga lee yahay ay tahay sidii ...
Wargelin,wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisku waxay ku wargelinaysaa in cidii daneyneysa ay ka qeybgasho tartanka loo galayo wadalahaanshe ka dhexeeya dowladda ...
Waa barnaamij aan ka soo ururinay keydka baaxadda weyn ee Radio Muqqdisho, waxaana uga hadli doonaa Taariikhdii Madaxweynihi Hore ee ...
Wakaaladaha wararka ee Soomaaliya iyo Suudaan (SONNA & SUNA) ayaa hishiis is afgarad ah ku kala saxiiday Magaalada Khartoum ee ...
Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV, todobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho