Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid
Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis ...
Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis ...
Tababarkan uu maanta taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed u furay 40 ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska, gaar ahan taliyeyaasha saldhigyada booliska ...
Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, C/laahi Cali Watiin, oo la hadlay barnaamijka faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Shirkan deg degga ah ee ay isku yimadeen xubnaha golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey dar-dar galinta aminga ...
Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa ...
Col. Bishaar Abshir Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegay gobalka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa dib ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho