Degmada Jalalaqsi Oo Laga Hirgaliyay Leeyrarka Ku Shaqeeya Cad-Ceeda “Sawirro”
Magaalada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Degmooyinka gobolka Hiiraan ee sanad ka hor laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab, waa ...
Magaalada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Degmooyinka gobolka Hiiraan ee sanad ka hor laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab, waa ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS o wata gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Wabxo oo ka tirsan degmada ...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay agaasimo waaxeedyada maamulka iyo maaliyadda ee wasaaraddaha dowladda ayaa maanta lagu qatay Muqdisho. ...
Shirka wadatashiga ah ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyo, ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirazaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa kula kulmay ...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii koowaad ee golaha lagu magacaabo Madasha Wadatashiga oo lagu sameeyey heshiis ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho