Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne “Sawirro”
Kulan nabadeed oo ay iskugu yimaadeen odoyaal iyo wax garad ka mid ah dadkii walaalaha ahaa ee shalay ku dagaalamay xaafadda ...
Kulan nabadeed oo ay iskugu yimaadeen odoyaal iyo wax garad ka mid ah dadkii walaalaha ahaa ee shalay ku dagaalamay xaafadda ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdirisaaq Cali Yusuf "Bahlaawi" oo ay la socdaan Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONA ...
Shirkii Madasha Wada tashiga Qaran ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa goor daweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho, Shirkan ...
Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro balliqardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga beegan ...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Xuseen ayaa loo doortay Baarlamanka dalka Canada kaas oo muddo u tartamayay in uu ...
Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015 Assalamu Caleykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatuh Mudaneyaal iyo ...
Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga kula kulmay madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaacil Cumar ...
Iyadoo toddobaadka dambe waddanka Tanzania ay ka dhacayaan doorashooyin ayaa waxaa midowga Afrika uu u diray waddankaas 50 xubnood oo ...
Roobabkii Muqdisho ka da’aysaacadihii la soo dhaafay ayaa sababay in waddooyinka qaar ay xirmaan, kaddib markii ay fariisteen biyaha roobka. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho