Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga Koonfur Galbeed
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaley magaalada Baydhabo dhagax dhigay xarunta TV-ga ...
















