Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka
Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad ...
Dhismaha garoonkani oo bilihii ugu danbeeyayba soo soctay, ayaa ugu danbeyntii waxaa xarigga ka jaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ...
Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay ka hadlayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay ...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay booqanaya xeryaha qaxootiga dhadhaab ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud halkaasoo si diirran loogu ...
Dowlada Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad ...
Marwada Madaxweynaha ayaa maanta booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta oo ku taala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir. Booqashada Marwada Madaxweynaha ...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ganaax ah ku ridday dad ajaanib ah oo dalka si sharci darro ah ku joogay. ...
Muqdisho, November 5, 2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho