Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed
Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu talagalay ...
Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay xarun caafimaad oo loogu talagalay ...
Muqdisho, 27 October 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Saddex ka mid ah Maleeshiyada Al-Shabaab, kadib ...
Muqdisho, October 27, 2015------Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu ...
Wabiga Shabelle ee mara gobollada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh ...
Taliska ciidanka xoogga iyo Hogaanka AMISOM ayaa sheegay in sanadka 2016 guud ahaan dalka oo dhan laga xureyn doono Maleeshiyada ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sarreeyo loogu sameeyay qasriga looga arrimiyo boqortooyada Saudi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho