Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay dhallinyaro ka kala timid 17-ka Degmo ”SAWIRO”
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca siyaasada ee Maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta tababbar u furay fududeeyayaasha Mashruuca waxbarashada ...
















