Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo shahaadooyin guddoonsiiyay Arday ka gudbaya Dugsiga dhexe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo shahaadooyin guddoonsiiyay Arday ka gudbaya Dugsiga dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan shahaado lagu siinayay 107 arday oo dhamaysatay dugsiga hoose dhexe una talaabaysa dugsiga sare ayaa lagu qabtay iskuulka Shira Jaaamac Axmed Juge waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka socotay maamulka degmada, Wasiirka Wasaarada waxbarashada ee dawlad goboleedka gaalmudug,  maamulka Jaamacadda Galgaduud, Ganacsato, waalidiin iyo qaybaha bulshada degmada.

Maamulaha iskuulka shira Jaamac Axmednaasir Jaamac ayaa ka warbixiyay iskuulka iyo marxaladihii uu soo maray, waxaana uu kula dar daarmay ardayda damaysatay dugsiga dhexe oo uu ku booriyay inay ka guul gaaraan waxbarashada.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Ardayda ayaa qaar kood ku hantay munaasabada abaalmarino kala duwan, waxaana ay ku soo bandhigeen madasha Ruwaayad ka turjumaysa faa’iidada waxarashada ay u leedahay Bulshada, taasoo si wayn u soo jiidatay  waalidiinta ilmaha oo xaflada ku sugnaa iyo ka qayb galayaasha

Nuuro Xasan Cawl oo kamdi ah Guddiga waalidiinta  Iskuulkaasi ayaa sheegtay in ay u tahay farxad  ka qayb galka munaasabada ilmahooda.

Mahad Cumar Cilmi Gudoomiyaha degmada oo hadal kooan ka jeeediyay munaasabada iskuulka ayaa ku booriyay ardada inay laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan waxbarashada.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Ibraahin Guureeye oo lahadlayay ardayda qalin badalaneysa ayaa ku dhiira galiyay in Wasaaraddu ay la soconayso, isla markaana looga baahanyahay inay waxbarashadooda halkaas ka sii wataan.

Ugu dambay Wasiirka Waxbarashada iyo maamulka Jaamacada Galgaduud ayaa ardayda guddoon siiyay shahaadooyin iyo abaal marin Lacageed.

DSCN6212 DSCN6216 DSCN6230 DSCN6236 DSCN6241 DSCN6245 DSCN6306 DSCN6318 DSCN6324 DSCN6326 DSCN6331 DSCN6336 DSCN6338 DSCN6340

C/kariin Axmed Bulxan Caabudwaaq

Previous Post

Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka oo laga joogo dib u shaqeynteedii muddo 45 sano ah ” Taariikh kooban”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In