Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay dad ku howlanaa jarista dhirta
Cidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabay howlgallo ay kula dagaallamayaan dadka xaalufiya dhirta, iyadoo saacadihii ugu dambeeyay howlgallo ...
Cidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabay howlgallo ay kula dagaallamayaan dadka xaalufiya dhirta, iyadoo saacadihii ugu dambeeyay howlgallo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada Wararka ee ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga ...
Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in horaanta sanadka cusub uu hirgelinayo isbitaal loogu adeego Iskaashada iyo Bulshada kuwooda danta ...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in doorkiisa uu ka qaadan doono Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isaga ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xarigga ka jaray machadka horumarinta tamarta iyo biyaha kaasoo laga ...
Ugu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska ...
War-saxaafdeed ay soo saartay hey'adda NISA oo nuqul ka mid ah uu helay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in howlgal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho