Madaxweynaha Jubaland oo bogaadin ugu tagay ciidankii dhawaan Khawaariijta ku laayey Buulo-xaaji
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho dhiiri galin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ...
















