Olole nadaafadeed oo maanta ka billowday degmada Waaberi+Sawirro
Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka ...
Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka ...
Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin xujey Soomaaliyeed. Sanadkan ayaa gudashada waajibaadka ...
Wararka ka imaanaya dalka Burkina faso ayaa sheegaya in koox mudaharaadayaal ah oo taageersan Militariga inqilaabka ku qabsaday talada dalka ...
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah ku wareejisay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya, taas oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka ...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka degmada Balcad si loogu daweeyo dad uu soo ritay ...
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho